Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Qaraar Lagu Hagayo Hannaanka Dhaqan-gelinta Dastuurka Soomaaliya
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiGolaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay qaraar lagu faahfaahinayo hannaanka dhaqan-gelinta Dastuurka dalka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Go’aan la gaaraySidoo kale, waxaa la magacaabay guddi heer wasiir ah iyo guddi heer farsamo, kuwaas oo loo xilsaaray dardargelinta, isku-duwidda iyo jadwaleynta hawlaha mudnaanta leh, iyo la socodka fulintooda.
- Dhaqan-gelinta Dastuurku waa geeddi-socod u baahan qorshe mideysan, isku-duwid iyo wada-shaqayn joogto ah, iyadoo qodobbada dastuurka loo fulinayo si isku xiran, lana tixgelinayo saamaynta sharciyeed, hay’adeed iyo maamul.
- Qaraarkan ayaa la sheegay in looga golleeyahay in laga fogaado habqan iyo firaaq dastuuri ah, isla markaana la helo hannaan mideysan oo lagu hago qorshaha iyo fulinta qodobbada dastuurka.
- - Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Guddoomiye.
Sida ay sheegtay Shabelle Media
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xaqiijiyo dhaqan-gelinta Dastuurka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Waxaa la magacaabay guddi heer wasiir ah iyo guddi heer farsamo, kuwaas oo loo xilsaaray dardargelinta, isku-duwidda iyo jadwaleynta hawlaha mudnaanta leh.
- Qaraarka ayaa sidoo kale faraya dhammaan hay’adaha dowladda inay tallaabooyinka maamul ee aan ku salaysnayn fulinta qodob kale ama xeer gaar ah waafajiyaan Dastuurka.
- Waxaa ugu horreeya Xeerka Nidaaminta Xukuumadda, kaas oo qeexaya tirada wasaaradaha iyo waajibaadkooda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay qaraar lagu faahfaahinayo hannaanka dhaqan-gelinta Dastuurka dalka, kaas oo loogu talagalay in lagu mideeyo qorshaha fulinta qodobbada dastuurka, laguna xoojiyo isku-duwidda iyo wada-shaqaynta hay’adaha dowladda.
Dhaqan-gelinta Dastuurku waa geeddi-socod u baahan qorshe mideysan, isku-duwid iyo wada-shaqayn joogto ah, iyadoo qodobbada dastuurka loo fulinayo si isku xiran, lana tixgelinayo saamaynta sharciyeed, hay’adeed iyo maamul.
Qaraarkan ayaa la sheegay in looga golleeyahay in laga fogaado habqan iyo firaaq dastuuri ah, isla markaana la helo hannaan mideysan oo lagu hago qorshaha iyo fulinta qodobbada dastuurka.
Sidoo kale, waxaa la magacaabay guddi heer wasiir ah iyo guddi heer farsamo, kuwaas oo loo xilsaaray dardargelinta, isku-duwidda iyo jadwaleynta hawlaha mudnaanta leh, iyo la socodka fulintooda.
- Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Guddoomiye.
- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xubin.
- Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xubin.
- Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xubin.
- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xubin.
Qaraarka ayaa sidoo kale faraya dhammaan hay’adaha dowladda inay tallaabooyinka maamul ee aan ku salaysnayn fulinta qodob kale ama xeer gaar ah waafajiyaan Dastuurka.
Waxaa kale oo lagu go’aamiyay in muddo aan ka badnayn laba bilood lagu diyaariyo hindise-sharciyeedyada lagu dhisayo hay’adaha mudnaanta leh. Waxaa ugu horreeya Xeerka Nidaaminta Xukuumadda, kaas oo qeexaya tirada wasaaradaha iyo waajibaadkooda.
Dhanka kale, Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka iyo hay’adaha kale ee ay khusayso ayaa la faray inay bulshada la wadaagaan xogta ku saabsan hannaanka dhaqan-gelinta Dastuurka iyo waxyaabaha laga qabtay.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay qaraar lagu faahfaahinayo hannaanka dhaqan-gelinta Dastuurka dalka.
Qodobada muhiimka ah
- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay qaraar lagu faahfaahinayo hannaanka dhaqan-gelinta Dastuurka dalka.
- Waxaa la magacaabay guddi heer wasiir ah iyo guddi heer farsamo, kuwaas oo loo xilsaaray dardargelinta, isku-duwidda iyo jadwaleynta hawlaha mudnaanta leh.
- Qaraarka ayaa sidoo kale faraya dhammaan hay’adaha dowladda inay tallaabooyinka maamul ee aan ku salaysnayn fulinta qodob kale ama xeer gaar ah waafajiyaan Dastuurka.
- Waxaa ugu horreeya Xeerka Nidaaminta Xukuumadda, kaas oo qeexaya tirada wasaaradaha iyo waajibaadkooda.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyada la eedeeyay ama la dhaleeceeyay.
- Maqaalku ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashooyinka la sameeyay.
- Maqaalku wuxuu ku saleysan yahay kaliya bayaannada Golaha Wasiirrada.
Gunaanadka akhristaha
Ansixinta qaraarka waa tallaabo lagu hagaajinayo dhaqan-gelinta Dastuurka Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xaqiijiyo dhaqan-gelinta Dastuurka?
- Sidee loo xisaabin doonaa guddiyada la magacaabay ee hawlahooda?
- Maxay noqon doonaan cawaaqibka haddii waqtiga laba bilood ah aan la buuxin?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qaraar · wasiirrada · soomaaliya
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada