Topic
Warkasta is tracking wasiirrada across 7 reports from 3 sources. Recent coverage touches golaha, dastuurka, and dhaqan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Hoggaamiyaha Dowladda Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim u ah amniga, dhaqaalaha, doorashooyinka iyo horumarinta adeegyada bulshada. Ugu horreyn, Wasaaradda Amniga ayaa Golaha la wadaagtay warbixin ku saabsan xaaladda guud ee amniga deegaannada Hirshabeelle iyo qo

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay qaraar lagu faahfaahinayo hannaanka dhaqan-gelinta Dastuurka dalka, kaas oo loogu talagalay in lagu mideeyo qorshaha fulinta qodobbada dastuurka, laguna xoojiyo isku-duwidda iyo wada-shaqaynta hay’adaha dowladda. Dhaqan-gelinta Dastuurku waa geeddi-socod u baahan qorshe mideysan, isku-duwid iyo wada-shaqayn joogto ah, iya

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa ansixiyay qaraar lagu dhaqangelinayo dastuurka lagu muransan… Sii akhri
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay qaraarka dhaqan-gelinta Dastuurka, iyaga oo sidoo kale guddi wasiirro ah u saaray diyaarinta hindise-xeerka qeexaya tirada xubnaha Xukuumadda…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel mariyay xubnaha Guddiga Maamulka ee Shirkadda Kalluumaysiga Qaranka Soomaaliyeed, kaddib soo jeedin ka timid Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha…
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo la xiriira amniga, caafimaadka, doorashooyinka, ganacsiga iyo arrimo kale oo muhiim ah.
Golaha Wasiirrada maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo, iyadoo uu shir-guddoomiyay Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).…