Topic
Warkasta is tracking qaraar across 1 report from 1 source. Recent coverage touches soomaaliya and wasiirrada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay qaraar lagu faahfaahinayo hannaanka dhaqan-gelinta Dastuurka dalka, kaas oo loogu talagalay in lagu mideeyo qorshaha fulinta qodobbada dastuurka, laguna xoojiyo isku-duwidda iyo wada-shaqaynta hay’adaha dowladda. Dhaqan-gelinta Dastuurku waa geeddi-socod u baahan qorshe mideysan, isku-duwid iyo wada-shaqayn joogto ah, iya