Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan la Qaatay Guddiga Garsoorka iyo Arrimaha Diinta
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiGuddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta si looga wada hadlo dib-u-eegista iyo casriyeynta Sharciga Ciqaabta Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka oo uu sidoo kale ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa looga hadlay Hindise-Sharciyeedka Sharciga Ciqaabta Soomaaliya oo horyaalla Golaha Shacabka, iyadoo la doonayo in la waafajiyo isbeddellada bulsho, dhaqaale iyo teknoolojiyadeed ee dalka ka dhacay.
- Doodaha kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray baahida loo qabo in sharciga ciqaabta lagu daro qodobo ka jawaabaya noocyada cusub ee dembiyada, gaar ahaan kuwa la xiriira teknoolojiyadda iyo nidaamyada macluumaadka, kuwaas oo u baahan hab sharciyeed casri ah oo wax looga qabto.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa sheegay in casriyeynta Sharciga Ciqaabtu ay muhiim u tahay xoojinta caddaaladda, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, sugidda amniga iyo dhowrista kala dambeynta bulshada.
- Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya yeelato nidaam sharciyeed la jaanqaadaya baahiyaha bulshada maanta iyo kuwa mustaqbalka, si loo xoojiyo ku dhaqanka sharciga loona helo hannaan caddaaladeed oo wax ka qaban kara caqabadaha cusub ee dalka.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddelada gaarka ah ee la soo jeediyay ee Sharciga Ciqaabta?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista iyo casriyeynta Sharciga Ciqaabta Soomaaliya.
- Doodaha kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray baahida loo qabo in sharciga ciqaabta lagu daro qodobo ka jawaabaya noocyada cusub ee dembiyada, gaar ahaan kuwa la xiriira teknoolojiyadda iyo nidaamyada macluumaadka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka, kaas oo diiradda lagu saaray dib-u-eegista iyo casriyeynta Sharciga Ciqaabta Soomaaliya.
Kulanka oo uu sidoo kale ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa looga hadlay Hindise-Sharciyeedka Sharciga Ciqaabta Soomaaliya oo horyaalla Golaha Shacabka, iyadoo la doonayo in la waafajiyo isbeddellada bulsho, dhaqaale iyo teknoolojiyadeed ee dalka ka dhacay.
Doodaha kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray baahida loo qabo in sharciga ciqaabta lagu daro qodobo ka jawaabaya noocyada cusub ee dembiyada, gaar ahaan kuwa la xiriira teknoolojiyadda iyo nidaamyada macluumaadka, kuwaas oo u baahan hab sharciyeed casri ah oo wax looga qabto.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa sheegay in casriyeynta Sharciga Ciqaabtu ay muhiim u tahay xoojinta caddaaladda, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta, sugidda amniga iyo dhowrista kala dambeynta bulshada.
Waxa uu sidoo kale carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya yeelato nidaam sharciyeed la jaanqaadaya baahiyaha bulshada maanta iyo kuwa mustaqbalka, si loo xoojiyo ku dhaqanka sharciga loona helo hannaan caddaaladeed oo wax ka qaban kara caqabadaha cusub ee dalka.
Kulankan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo shuruucda dalka, si ay uga jawaabaan isbeddellada socda, una xoojiyaan caddaaladda iyo dowladnimada Soomaaliya.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta si looga wada hadlo dib-u-eegista iyo casriyeynta Sharciga Ciqaabta Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dib-u-eegista iyo casriyeynta Sharciga Ciqaabta Soomaaliya.
- Doodaha kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray baahida loo qabo in sharciga ciqaabta lagu daro qodobo ka jawaabaya noocyada cusub ee dembiyada, gaar ahaan kuwa la xiriira teknoolojiyadda iyo nidaamyada macluumaadka.
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa sheegay in casriyeynta Sharciga Ciqaabtu ay muhiim u tahay xoojinta caddaaladda, ilaalinta xuquuqda muwaadiniinta.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh habka sharci-dejinta.
- Eedeymaha waxay ku saleysan yihiin hadallada lagu sheegay kulanka iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Faahfaahin gaar ah oo ku saabsan waqtiga isbeddelada la soo jeediyay ee Sharciga Ciqaabta lama bixiyo.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu casriyeynayo qaab-dhismeedka sharciga Soomaaliya si looga jawaabo caqabadaha casriga ah.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin isbeddelada gaarka ah ee la soo jeediyay ee Sharciga Ciqaabta?
- Sidee loo hirgelin doonaa casriyeynta Sharciga Ciqaabta?
- Waa maxay waqtiga loogu talagalay isbeddeladan sharci?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · arrimaha · golaha · garsoorka
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan muhiim ah la qaatay Guddiga Garsoorka, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta
Hiiraanweyn
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Maalinta Calanka
Shabelle Media
- Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Qaraarka Taabbo-gelinta Dastuurka, Soomaaliya
Hiiraanweyn