Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nairobi kaga qaybgalay shir looga hadlay iskaashiga Baarlamaannada EAC
Waxa dhacay
80 ilbiriqsiGuddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah EAC ee Nairobi, Kenya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga baarlamaanada iyo dardargelinta is-dhexgalka gobolka, ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxa uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa kaga hadlay arrimo muhiim u ah horumarinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika, isagoo ugu horreyn Guddoomiyaha Baarlamaanka Qaranka Kenya iyo Baarlamaanka dalkaasi uga mahadceliyey soo dhaweynta diirran ee loo sameeyey madaxda iyo wafuuda ka qaybgalaysa kulanka, iyo sidoo kale qabanqaabada heerka sare ah ee loo sameeyey martigelinta kulankan muhiimka ah, waxa uuna sidoo kale u mahadceliyey Xoghayeyaasha Baarlamaannada iyo Xoghayeyaasha Guud dadaalka, hawlkarnimada iyo diyaar-garowga ay muujiyeen intii uu socday kulankii farsamo ee diyaar-garowga shirkan, kaas oo qabsoomay 27-ka iyo 28-ka Oktoobar 2026.
- Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay laba qodob oo muhiim ah, waxaana qodobka koowaad uu ku saabsanaa dib-u-eegista horumarka laga sameeyey hirgelinta go’aankii Shir-madaxeedka Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee ku saabsan gunnooyinka iyo doorashada xubnaha Baarlamaanka Sharci-dejinta Bariga Afrika (EALA), kaas oo la qorsheeyey inuu dhaqan galo Diseembar 2027.
- Qodobka labaad ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka kaga hadlay khudbadiisa ayaa ku saabsanaa dhageysiga warbixin ku saabsan diyaar-garowga Ciyaaraha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC Inter-Parliamentary Games), oo lagu qaban doono magaalada Arusha ee dalka Tanzania, inta u dhexeysa 4-ta iyo 15-ka Diseembar 2026.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo kulanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga baarlamaanada iyo dardargelinta is-dhexgalka gobolka.
- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Soomaaliya ay si buuxda ugu diyaar-garowday ka qaybgalka ciyaaraha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika, isla markaana Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu u diri doono wafdi isboorti oo ka
- Guddoomiyaha ayaa muujiyey kalsoonidiisa ku aaddan in wada-tashiga iyo iskaashiga Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika uu horseedi doono natiijooyin wax-ku-ool ah.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Jimco 30 Aktoobar 2026 {HMC} Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaas oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga baarlamaanada iyo dardargelinta is-dhexgalka gobolka, ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka waxa uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa kaga hadlay arrimo muhiim u ah horumarinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika, isagoo ugu horreyn Guddoomiyaha Baarlamaanka Qaranka Kenya iyo Baarlamaanka dalkaasi uga mahadceliyey soo dhaweynta diirran ee loo sameeyey madaxda iyo wafuuda ka qaybgalaysa kulanka, iyo sidoo kale qabanqaabada heerka sare ah ee loo sameeyey martigelinta kulankan muhiimka ah, waxa uuna sidoo kale u mahadceliyey Xoghayeyaasha Baarlamaannada iyo Xoghayeyaasha Guud dadaalka, hawlkarnimada iyo diyaar-garowga ay muujiyeen intii uu socday kulankii farsamo ee diyaar-garowga shirkan, kaas oo qabsoomay 27-ka iyo 28-ka Oktoobar 2026.
Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa khudbaddiisa ku soo bandhigay laba qodob oo muhiim ah, waxaana qodobka koowaad uu ku saabsanaa dib-u-eegista horumarka laga sameeyey hirgelinta go’aankii Shir-madaxeedka Madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee ku saabsan gunnooyinka iyo doorashada xubnaha Baarlamaanka Sharci-dejinta Bariga Afrika (EALA), kaas oo la qorsheeyey inuu dhaqan galo Diseembar 2027.
Qodobka labaad ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka kaga hadlay khudbadiisa ayaa ku saabsanaa dhageysiga warbixin ku saabsan diyaar-garowga Ciyaaraha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika (EAC Inter-Parliamentary Games), oo lagu qaban doono magaalada Arusha ee dalka Tanzania, inta u dhexeysa 4-ta iyo 15-ka Diseembar 2026.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay si buuxda ugu diyaar-garowday ka qaybgalka ciyaaraha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika, isla markaana Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu u diri doono wafdi isboorti oo ka qaybqaata tartanka, si loo xoojiyo xiriirka, saaxiibtinimada, isku-duubnida iyo is-dhexgalka Baarlamaannada iyo dalalka gobolka.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada ku dhiirrigeliyey inay si wadajir ah uga shaqeeyaan sidii loo gaari lahaa go’aanno ku habboon, wax-ku-ool ah oo la wada qaadan karo, kuwaas oo u adeegaya danta guud ee Baarlamaannada iyo guud ahaan Bulshada Bariga Afrika.
Ugu dambeyn, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa muujiyey kalsoonidiisa ku aaddan in wada-tashiga iyo iskaashiga Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika uu horseedi doono natiijooyin wax-ku-ool ah oo xoojinaya wada-shaqeynta baarlamaanada, kobcinaya isku-duwidda hay’adaha, isla markaana horumarinaya himilooyinka iyo ujeeddooyinka wadajirka ah ee Bulshada Bariga Afrika, wuxuuna caddeeyey in Soomaaliya ay ka go’an tahay ka qaybqaadashada wadatashi wax-ku-ool ah iyo xoojinta iskaashiga Baarlamaannada gobolka.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah EAC ee Nairobi, Kenya. Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga baarlamaanada iyo dardargelinta is-dhexgalka gobolka.
Qodobada muhiimka ah
- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah EAC ee Nairobi, Kenya.
- Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga baarlamaanada iyo dardargelinta is-dhexgalka gobolka.
- Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Soomaaliya ay si buuxda ugu diyaar-garowday ka qaybgalka ciyaaraha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika, isla markaana Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu u diri doono wafdi isboorti oo ka
- Guddoomiyaha ayaa muujiyey kalsoonidiisa ku aaddan in wada-tashiga iyo iskaashiga Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika uu horseedi doono natiijooyin wax-ku-ool ah.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha dhinacyada kale ee ku lug leh.
- Eedeymaha ku saabsan muhiimadda kulanka waxay ku saleysan yihiin kaliya hadallada uu sheegay Guddoomiyaha.
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan faahfaahinta ku saabsan Ciyaaraha Baarlamaannada EAC.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka Nairobi wuxuu ujeedkiisu ahaa in la xoojiyo iskaashiga Baarlamaannada Bulshada Bariga Afrika.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo kulanka?
- Sidee loo cabbiri doonaa iskaashiga Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada EAC?
- Maxay yihiin diyaar-garowga loo sameynayo Ciyaaraha Baarlamaannada EAC?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · eac · iskaashiga · golaha
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada