Topic
Warkasta is tracking eac across 1 report from 1 source. Recent coverage touches golaha and iskaashiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa shir-guddoomiyey kulanka aan caadiga ahayn ee Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka xubnaha ka ah Bulshada Bariga Afrika (EAC), kaas oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Kulanka oo diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga baarlamaanada iyo dardargelinta is-dh