Topic
Warkasta is tracking iskaashiga across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches caafimaadka, danjiraha, and guud, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Dubrovnik, Croatia – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Agaasimaha Gobolka Yurub ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), Dr. Hans Henri P. Kluge, intii lagu jiray Madasha Dubrovnik. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo WHO, si loo taageero […]

BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga Dalka (Country Engagement Framework – CEF) 2026–2028, kaas oo hagaya iskaashiga maalgelineed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka saddexda sa

WAR-SAXAAFADEED Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay wararka sheegaya in maamulka Israa’iil uu xiriir la sameynayo maamulka gooni u goosadka ah ee gobolada waqooyi ee Soomaaliya, iyada oo aan loo marin Dowladda Federaalka Soomaaliya. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay u aragtaa xiriir kasta oo noocaa

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Carabta ee dalka Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika Maxamed Kariim Fu’aad Shariif. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee laba

Riyaad – Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Maxamed Aamiin Sheekh Cusmaan, ayaa magaalada Riyaad kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Khaliijka (GCC), Mudane Jasem Mohamed Albudaiwi. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga wadajirka ah ee ka dhexeeya Golaha Iskaashiga Khaliijka