Warbixin Soomaali iyo caalami ah

Topic

howlgal

Warkasta is tracking howlgal across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches security, deegaanno, and fuliyay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Compare coverage on howlgal

Latest reporting

Kumaandooska DANAB oo Howlgal Ka Fuliyay Gobolka Baay

Kumaandooska DANAB oo Howlgal Ka Fuliyay Gobolka Baay

BAY – Ciidanka Kumaandooska DANAB ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceel Bashiir oo hoostaga degmada Buur Hakaba ee gobolka Baay, halkaasi oo lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Intii uu socday howlgalka, ayaa la sheegay in qaar kamid ah xubnihii Al-Shabaab ay isu soo dhiibeen ciidamada, iyadoo sidoo […]

SOAsalShabelle Media1 daqiiqo akhris
Ciidanka DF oo howlgal ku dilay horjooge sare oo Al-Shabaab ah

Ciidanka DF oo howlgal ku dilay horjooge sare oo Al-Shabaab ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga. Howl-galka ayaa lagu beegsaday xubno sare oo ka tirsanaa kooxda, iyadoo ciidamada ay […] The post Ciidanka

SOAsalCaasimada Online1 daqiiqo akhris
Howlgal guri guri lagu gelayay oo laga fuliyay qeybo ka mid ah Dayniile

Howlgal guri guri lagu gelayay oo laga fuliyay qeybo ka mid ah Dayniile

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada amaanka dowladda federaalka ayaa xalay ilaa seddax xaafadood ka fuliyay howlgal guri guri ay ciidamadu u galayeen, iyadoo ujeedadu lagu sheegay in ay ku baarayaan hub sharci daro ah. Sida ay ku warameen dadka deegaanka howlgalkaan oo laga fuliyay xaafaddaha Raadeerka iyo inta ku xeeran, dadka ayaa guryaha laga soo […] The post Howlgal guri guri l

SOAsalCaasimada Online1 daqiiqo akhris
Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga Buurhakaba

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga Buurhakaba

Bay, Soomaaliya — Kumaandooska Danab Xooga Dalka Soomaaliya gaar ahaan Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga Degmada Buurhakaba ee Gobolka Bay. Howlgalladan oo qeyb ka ahaa dadaallada lagu xaqiijinayo amniga iyo ciribtirka kooxaha nabad-diidka ah ayaa ciidamada ka sameeyeen fariisimo iyo goobo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Al-Shabaa

SOAsalShabelle Media1 daqiiqo akhris

More topics