Maxeey u rabta Iran in sharuud lagu fuuro Marinka Hormuz
Waxa dhacay
40 ilbiriqsiWasiirka arrimaha dibadda Iran, Cabbaas Araqchi, ayaa ka hadlay natiijada wada-hadallada ay socda ee dhexmaraya Iran iyo dhexdhexaadiyeyaasha Qatar, isagoo sheegay in qorshe toddoba maalmood ah hadda laga dhigay laba maalmood.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Hadalka wasiirka ayaa imanaya xilli dhowr markab oo kuwa shidaalka iyo gaaska qaada lagu bartilmaameedsaday Gacanka Faaris.
- Araqchi ayaa sidoo kale Axaddii sheegay in booqashadiisa aysan qayb ka ahayn qorshe wada-hadal toos ah oo lala yeesho Mareykanka.
- Waxa uu intaas ku daray in wadatashiyada ku saabsan qorshaha labada maalmood ay weli la socdaan dhexdhexaadiyeyaasha, isla markaana ay ku socdaan hirgelin, balse aan weli heshiis kama dambays ah laga gaarin.
- Wuxuu sheegay in natiijada wada-hadalladu ay ku xirnaan doonto jawaabaha uu Mareykanku ka bixiyo su’aalaha ay Iran soo gudbisay.
Sida ay sheegtay Jowhar
- Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay shuruudaha gaarka ah ee Iran ka rabto Mareykanka?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka arrimaha dibadda Iran, Cabbaas Araqchi, ayaa sheegay in qorshe toddoba maalmood ah oo ay Iran soo jeedisay hadda laga dhigay laba maalmood.
- Araqchi ayaa sheegay in dib loo furi doono marin-biyoodka Hormuz haddii Mareykanku maalinta koowaad buuxiyo shuruudaha Iran.
- Araqchi ayaa sidoo kale Axaddii sheegay in booqashadiisa aysan qayb ka ahayn qorshe wada-hadal toos ah oo lala yeesho Mareykanka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Nov 02 (Jowhar)- Wasiirka arrimaha dibadda Iran, Cabbaas Araqchi, ayaa wareysi uu siiyay telefishinka Al Jazeera kaga hadlay natiijada wada-hadallada ay socda ee dhexmaraya Iran iyo dhexdhexaadiyeyaasha Qatar.
Waxa uu sheegay in qorshe toddoba maalmood ah oo ay Iran soo jeedisay hadda laga dhigay laba maalmood. Sida uu sheegay, haddii Mareykanku maalinta koowaad buuxiyo shuruudaha Iran, waxaa maalinta labaad dib loo furi doonaa marin-biyoodka Hormuz.
Hadalka wasiirka ayaa imanaya xilli dhowr markab oo kuwa shidaalka iyo gaaska qaada lagu bartilmaameedsaday Gacanka Faaris. Mid ka mid ah maraakiibtaas ayaa siday gaaska Qatar, waxaana weerarradaasi dhaleeceeyay dhinacyo kala duwan.
Araqchi ayaa sidoo kale Axaddii sheegay in booqashadiisa aysan qayb ka ahayn qorshe wada-hadal toos ah oo lala yeesho Mareykanka.
Waxa uu intaas ku daray in wadatashiyada ku saabsan qorshaha labada maalmood ay weli la socdaan dhexdhexaadiyeyaasha, isla markaana ay ku socdaan hirgelin, balse aan weli heshiis kama dambays ah laga gaarin.
Wuxuu sheegay in natiijada wada-hadalladu ay ku xirnaan doonto jawaabaha uu Mareykanku ka bixiyo su’aalaha ay Iran soo gudbisay.
Wasiirka ayaa mar kale carrabka ku adkeeyay in Iran ay diyaar u tahay difaac iyo diblomaasiyad labadaba, isaga oo sheegay in waddada uu Mareykanku dooranayo ay ku xirnaan doonto sida uu u dhaqmo si caqli ku dhisan.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka arrimaha dibadda Iran, Cabbaas Araqchi, ayaa ka hadlay natiijada wada-hadallada ay socda ee dhexmaraya Iran iyo dhexdhexaadiyeyaasha Qatar, isagoo sheegay in qorshe toddoba maalmood ah hadda laga dhigay laba maalmood.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka arrimaha dibadda Iran, Cabbaas Araqchi, ayaa sheegay in qorshe toddoba maalmood ah oo ay Iran soo jeedisay hadda laga dhigay laba maalmood.
- Araqchi ayaa sheegay in dib loo furi doono marin-biyoodka Hormuz haddii Mareykanku maalinta koowaad buuxiyo shuruudaha Iran.
- Araqchi ayaa sidoo kale Axaddii sheegay in booqashadiisa aysan qayb ka ahayn qorshe wada-hadal toos ah oo lala yeesho Mareykanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha uu sheegay Cabbaas Araqchi.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Mareykanka oo ku saabsan shuruudaha ay Iran soo jeedisay.
- Maqaalku ma bixinayo faahfaahin ku saabsan nooca weerarrada lagu qaaday maraakiibta shidaalka iyo gaaska.
Gunaanadka akhristaha
Dhaqanka diblomaasiyadeed ee Iran iyo shuruudaha ay u baahan tahay si loo furo marin-biyoodka Hormuz ayaa hadda lagu wadaa wada-hadal.
Waxa weli aan caddayn
- Waa maxay shuruudaha gaarka ah ee Iran ka rabto Mareykanka?
- Waa maxay saamaynta weerarrada lagu qaaday maraakiibta Gacanka Hormuz?
- Mareykanku ma ka jawaabi doonaa shuruudaha Iran waqtiga la cayimay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · iran · marinka · sharuud