Turkiga iyo Qatar oo cambaareeyay weerar ay degganayaal Israa’iiliyiin ah ku galeen Al-Aqsa
Waxa dhacay
70 ilbiriqsiTurkiga iyo Qatar ayaa cambaareeyay gelitaanka kooxo ka mid ah degganayaasha Israa’iil ay ku galeen barxadda Masjidka Al-Aqsa, iyadoo la sheegay in ciidamada Israa’iil ay ilaalinayeen dadkaasi xilli ay gudaha u galayeen.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Soo-jeedinTurkiga ayaa sheegay in tallaabooyinka noocan ah ay yihiin kuwo sii kordhin kara xiisadda ka taagan Qudus, isagoo ku baaqay in la dhowro xaaladda taariikheed iyo sharci ee Masjidka Al-Aqsa, isla markaana laga fogaado tallaabo kasta oo wax ka beddeli karta xaaladda goobta.
- Qatar ayaa iyaduna cambaareysay waxa ay ku tilmaantay sii socoshada duullaannada degganayaasha Israa’iiliyiinta ah ee Al-Aqsa , iyadoo sheegtay in gelitaanka lagu sameeyay iyadoo ay ilaalinayaan ciidamada Israa’iil.
- Doha waxay ku tilmaantay arrintan xadgudub ka dhan ah sharciga caalamiga ah iyo tallaabo kicin karta dareenka Muslimiinta iyo Falastiiniyiinta, ayadoo Dowladda Qatar waxay sidoo kale ku adkaysatay in Masjidka Al-Aqsa uu yahay goob cibaado oo muhiim u ah Muslimiinta , iyadoo diidday tallaabo kasta oo hal dhinac ah oo lagu beddeli karo xaaladda taariikheed iyo sharci ee goobta barakeysan.
- Labada dal ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay qaaddo tallaabooyin lagu ilaalinayo goobaha barakeysan ee Qudus, lagana fogaado tallaabooyinka sii hurin kara xiisadaha u dhexeeya Falastiiniyiinta iyo Israa’iil.
Sida ay sheegtay Goobjoog Somali
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Turkiga iyo Qatar ay qaadi doonaan ka dib dhacdadan?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Turkiga iyo Qatar ayaa cambaareeyay gelitaanka kooxo ka mid ah degganayaasha Israa’iil ay ku galeen barxadda Masjidka Al-Aqsa.
- Turkiga ayaa sheegay in tallaabooyinka noocan ah ay yihiin kuwo sii kordhin kara xiisadda ka taagan Qudus.
- Qatar ayaa iyaduna cambaareysay waxa ay ku tilmaantay sii socoshada duullaannada degganayaasha Israa’iiliyiinta ah ee Al-Aqsa.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Dowladaha Turkiga iyo Qatar ayaa si adag u cambaareeyay gelitaanka kooxo ka mid ah degganayaasha Israa’iil ay ku galeen barxadda Masjidka Al-Aqsa ee Qudus, iyadoo la sheegay in ciidamada Israa’iil ay ilaalinayeen dadkaasi xilli ay gudaha u galayeen goobta barakeysan.
Turkiga ayaa sheegay in tallaabooyinka noocan ah ay yihiin kuwo sii kordhin kara xiisadda ka taagan Qudus, isagoo ku baaqay in la dhowro xaaladda taariikheed iyo sharci ee Masjidka Al-Aqsa, isla markaana laga fogaado tallaabo kasta oo wax ka beddeli karta xaaladda goobta.
Qatar ayaa iyaduna cambaareysay waxa ay ku tilmaantay sii socoshada duullaannada degganayaasha Israa’iiliyiinta ah ee Al-Aqsa , iyadoo sheegtay in gelitaanka lagu sameeyay iyadoo ay ilaalinayaan ciidamada Israa’iil.
Doha waxay ku tilmaantay arrintan xadgudub ka dhan ah sharciga caalamiga ah iyo tallaabo kicin karta dareenka Muslimiinta iyo Falastiiniyiinta, ayadoo Dowladda Qatar waxay sidoo kale ku adkaysatay in Masjidka Al-Aqsa uu yahay goob cibaado oo muhiim u ah Muslimiinta , iyadoo diidday tallaabo kasta oo hal dhinac ah oo lagu beddeli karo xaaladda taariikheed iyo sharci ee goobta barakeysan.
Labada dal ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay qaaddo tallaabooyin lagu ilaalinayo goobaha barakeysan ee Qudus, lagana fogaado tallaabooyinka sii hurin kara xiisadaha u dhexeeya Falastiiniyiinta iyo Israa’iil.
Dhacdadan ayaa kusoo beegmaysa xilli ay weli taagan tahay xiisad xooggan oo ku saabsan xaaladda Masjidka Al-Aqsa iyo goobaha barakeysan ee Qudus , iyadoo gelitaanka kooxaha degganayaasha Israa’iiliyiinta ah iyo joogitaanka ciidamada Israa’iil ay marar badan dhaleeceyn kala kulmaan dhinacyada Falastiiniyiinta iyo dowlado ka tirsan gobolka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Turkiga iyo Qatar ayaa cambaareeyay gelitaanka kooxo ka mid ah degganayaasha Israa’iil ay ku galeen barxadda Masjidka Al-Aqsa, iyadoo la sheegay in ciidamada Israa’iil ay ilaalinayeen dadkaasi xilli ay gudaha u galayeen.
Qodobada muhiimka ah
- Turkiga iyo Qatar ayaa cambaareeyay gelitaanka kooxo ka mid ah degganayaasha Israa’iil ay ku galeen barxadda Masjidka Al-Aqsa.
- Turkiga ayaa sheegay in tallaabooyinka noocan ah ay yihiin kuwo sii kordhin kara xiisadda ka taagan Qudus.
- Qatar ayaa iyaduna cambaareysay waxa ay ku tilmaantay sii socoshada duullaannada degganayaasha Israa’iiliyiinta ah ee Al-Aqsa.
- Labada dal ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay qaaddo tallaabooyin lagu ilaalinayo goobaha barakeysan ee Qudus.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha mas'uuliyiinta Israa’iil ama dhinacyada kale ee ku lugta leh.
- Eedeymaha ku saabsan suurtagalnimada kororka xiisadaha iyo xadgudubyada sharciga caalamiga ah waxay ku saleysan yihiin bayaannada Turkiga iyo Qatar.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan dhacdooyinka la sheegay ma jirto.
Gunaanadka akhristaha
Turkiga iyo Qatar ayaa si dadban u cambaareeyay falalka degganayaasha Israa’iil ee Al-Aqsa, taasoo muujinaysa xiisadaha socda ee gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee Turkiga iyo Qatar ay qaadi doonaan ka dib dhacdadan?
- Sidee ayey beesha caalamka uga jawaabi doontaa baaqyada Turkiga iyo Qatar?
- Maxay yihiin saameynta dhacdadan ku yeelan karto xiriirka mustaqbalka ee u dhexeeya Israa’iil iyo Falastiiniyiinta?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Goobjoog Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · qatar · israa · cambaareeyay