Wasiir Fiqi oo Saciid Deni ku eedeeyay qiyaano qaran
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa eedeymo culus u jeediyay hoggaamiyaha maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo uu sheegay inuu si cad ugu tuntay wax kasta oo astaan u ahaa midnimada umadda iyo dawladnimada Soomaaliya. Wasiir Fiqi ayaa Deni ku eedeeyay inuu la saftay shisheeyihii ay is-hayeen Soomaaliya, oo uu […] The post Wasii

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa eedeeyay Saciid Cabdullaahi Deni inuu qiyaano qaran ku kacay.
Maxaa la shaaciyey
- Wasiir Fiqi ayaa Deni ku eedeeyay inuu la saftay shisheeyihii ay is-hayeen Soomaaliya.
- Deni waxaa lagu eedeeyay inuu taageeray kala go'a dalka iyo xasuuqa walaalaha Sudan.
- Wasiir Fiqi wuxuu sheegay in Deni uu iska dhigayo nin Soomaaliya u turaya.
“Deni wuxuu Soomaaliya kala saftay shisheeyihii la is qabtay, wuxuu taageeray kala go’a dalka.”
Sababta ay muhiim u tahay: Qoraalkan wuxuu muujinayaa khilaafka siyaasadeed ee ka dhex jira Puntland iyo dowladda Federaalka, taasoo saameyn ku yeelan karta midnimada Soomaaliya.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa eedeymo culus u jeediyay hoggaamiyaha maamulka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, oo uu sheegay inuu si cad ugu tuntay wax kasta oo astaan u ahaa midnimada umadda iyo dawladnimada Soomaaliya.
Wasiir Fiqi ayaa Deni ku eedeeyay inuu la saftay shisheeyihii ay is-hayeen Soomaaliya, oo uu ula jeedo Imaaraadka iyo Itoobiya, isla markaana uu taageeray kala go’a dalka, taas oo qiyaano qaran ah.
“Deni wuxuu Soomaaliya kala saftay shisheeyihii la is qabtay, wuxuu taageeray kala go’a dalka, wuxuu gacan siiyay xasuuqa walaalaha Sudan ay cadowgu u geysanayaan,” ayuu yiri wasiir Fiqi.
Waxa uu intaas kusii daray “Ninka xiriirka iyo wada shaqayntii waajibka ahayd yiri waan u jaray dowladda Soomaaliya, dowlado kale oo ajnabi ah oo dalkeena jiritaankiisa iyo midnimadiisa halis ku ahna xiriir toos ah la leh, muxuu inoo sheegayaa oo uu maantay la neef tuurayaa, oo isaga dhigayaa nin Soomaaliya har qabow u jiidaya.”
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.