Wasiirka Qoyska oo Muqdisho ka daahfurtay ololaha 16-ka maalmood ee ka dhanka ah tacaddiyada haweenka
Waxa dhacay
Hal il · Shabelle Media
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Amb.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Ololahan oo ay Wasaaraddu qabato sanad kasta ayaa ujeeddadiisu tahay in bulshada lagu baraarujiyo dhibaatooyinka ay la kulmaan haweenka iyo gabdhaha, isla markaana la xoojiyo dadaallada lagu hortagayo tacaddiyada ku saleysan jinsiga.
- Munaasabadda furitaanka oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin dowladeed, xildhibaanno, wakiillo ka socday hay’adaha caalamiga ah iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaa ugu horreyn hadal soo dhaweyn ah ka jeediyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Maxamed Bashiir Cumar.
- Agaasimaha ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dowladda, hay’adaha iyo bulshada ay iska kaashadaan ka hortagga tacaddiyada, isagoo soo dhaweeyay martidii ka soo qeybgashay munaasabadda.
- Wasiir Khadiija ayaa khudbaddii furitaanka ku soo bandhigtay dadaallada dowladda ee lagu xoojinayo ilaalinta xuquuqda haweenka iyo gabdhaha, iyadoo si gaar ah u xustay horumar laga sameeyay dhinacyada shuruucda, siyaasadaha ilaalinta iyo nidaamyada wax looga qabanayo tacaddiyada ku saleysan jinsiga.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin barnaamijyada gaarka ah ee la qaban doono inta lagu jiro ololaha?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay ololaha 16-ka maalmood ee la dagaallanka tacaddiyada ka dhanka ah haweenka.
- Ololahan ayaa ujeeddadiisu tahay in bulshada lagu baraarujiyo dhibaatooyinka ay la kulmaan haweenka iyo gabdhaha, isla markaana la xoojiyo dadaallada lagu hortagayo tacaddiyada ku saleysan jinsiga.
- Ololaha 16-ka maalmood ayaa socon doona illaa 10-ka December, oo ku beegan Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay ololaha caalamiga ah ee 16-ka maalmood ee la dagaallanka tacaddiyada ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha.
Ololahan oo ay Wasaaraddu qabato sanad kasta ayaa ujeeddadiisu tahay in bulshada lagu baraarujiyo dhibaatooyinka ay la kulmaan haweenka iyo gabdhaha, isla markaana la xoojiyo dadaallada lagu hortagayo tacaddiyada ku saleysan jinsiga. Munaasabadda furitaanka oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin dowladeed, xildhibaanno, wakiillo ka socday hay’adaha caalamiga ah iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaa ugu horreyn hadal soo dhaweyn ah ka jeediyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Maxamed Bashiir Cumar.
Agaasimaha ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dowladda, hay’adaha iyo bulshada ay iska kaashadaan ka hortagga tacaddiyada, isagoo soo dhaweeyay martidii ka soo qeybgashay munaasabadda. Wasiir Khadiija ayaa khudbaddii furitaanka ku soo bandhigtay dadaallada dowladda ee lagu xoojinayo ilaalinta xuquuqda haweenka iyo gabdhaha, iyadoo si gaar ah u xustay horumar laga sameeyay dhinacyada shuruucda, siyaasadaha ilaalinta iyo nidaamyada wax looga qabanayo tacaddiyada ku saleysan jinsiga.
Waxay sheegtay in ololaha sanadkan uu ku soo beegmayo xilli ay Soomaaliya tallaabooyin ka qaaday xoojinta sharciga iyo caddaaladda, kaddib ansixinta Hindise-sharciyeedka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada, kaas oo ay dowladdu u aragto tallaabo lagu horumarinayo ilaalinta dhibbanayaasha iyo la dagaallanka tacaddiyada galmada. Wasiiraddu waxay intaas ku dartay in Wasaaraddu inta uu ololuhu socdo qaban doonto barnaamijyo wacyigelin ah, kulamo iyo tallaabooyin kale oo bulshada lagu dhiirrigelinayo inay qeyb ka noqoto ka hortagga iyo ciribtirka tacaddiyada ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha.
Waxay sidoo kale ugu baaqday qeybaha kala duwan ee bulshada inay xoojiyaan taageerada iyo wada shaqeynta, si loo helo jawi ay haweenka iyo gabdhuhu ku helaan badbaado, xuquuqdooda iyo caddaalad. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeybgalay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka socday beesha caalamka, kuwaas oo bogaadiyay dadaallada Wasaaradda ee la xiriira ilaalinta xuquuqda haweenka iyo horumarinta shuruucda.
Ololaha 16-ka maalmood ayaa socon doona illaa 10-ka December, oo ku beegan Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka.
Ololahan oo ay Wasaaraddu qabato sanad kasta ayaa ujeeddadiisu tahay in bulshada lagu baraarujiyo dhibaatooyinka ay la kulmaan haweenka iyo gabdhaha, isla markaana la xoojiyo dadaallada lagu hortagayo tacaddiyada ku saleysan jinsiga.
Munaasabadda furitaanka oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin dowladeed, xildhibaanno, wakiillo ka socday hay’adaha caalamiga ah iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaa ugu horreyn hadal soo dhaweyn ah ka jeediyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Maxamed Bashiir Cumar.
Agaasimaha ayaa carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in dowladda, hay’adaha iyo bulshada ay iska kaashadaan ka hortagga tacaddiyada, isagoo soo dhaweeyay martidii ka soo qeybgashay munaasabadda.
Wasiir Khadiija ayaa khudbaddii furitaanka ku soo bandhigtay dadaallada dowladda ee lagu xoojinayo ilaalinta xuquuqda haweenka iyo gabdhaha, iyadoo si gaar ah u xustay horumar laga sameeyay dhinacyada shuruucda, siyaasadaha ilaalinta iyo nidaamyada wax looga qabanayo tacaddiyada ku saleysan jinsiga.
Waxay sheegtay in ololaha sanadkan uu ku soo beegmayo xilli ay Soomaaliya tallaabooyin ka qaaday xoojinta sharciga iyo caddaaladda, kaddib ansixinta Hindise-sharciyeedka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada, kaas oo ay dowladdu u aragto tallaabo lagu horumarinayo ilaalinta dhibbanayaasha iyo la dagaallanka tacaddiyada galmada.
Wasiiraddu waxay intaas ku dartay in Wasaaraddu inta uu ololuhu socdo qaban doonto barnaamijyo wacyigelin ah, kulamo iyo tallaabooyin kale oo bulshada lagu dhiirrigelinayo inay qeyb ka noqoto ka hortagga iyo ciribtirka tacaddiyada ka dhanka ah haweenka iyo gabdhaha.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay ololaha 16-ka maalmood ee la dagaallanka tacaddiyada ka dhanka ah haweenka.
Qodobada muhiimka ah
- Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfurtay ololaha 16-ka maalmood ee la dagaallanka tacaddiyada ka dhanka ah haweenka.
- Ololahan ayaa ujeeddadiisu tahay in bulshada lagu baraarujiyo dhibaatooyinka ay la kulmaan haweenka iyo gabdhaha, isla markaana la xoojiyo dadaallada lagu hortagayo tacaddiyada ku saleysan jinsiga.
- Ololaha 16-ka maalmood ayaa socon doona illaa 10-ka December, oo ku beegan Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabo ka yimid dhinacyo kale oo ku saabsan ololaha.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ma jiraan.
- Maqaalku ma cayimin tirada ka qeybgalayaasha munaasabadda furitaanka.
Gunaanadka akhristaha
Daahfurka ololahan wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee lagu xallinayo tacaddiyada ku saleysan jinsiga ee Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin barnaamijyada gaarka ah ee la qaban doono inta lagu jiro ololaha?
- Sidee ay dowladda u cabbiri doontaa saameynta ololahan?
- Maxay taageero u helayaan dhibbanayaasha tacaddiyada ku saleysan jinsiga?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · wasiirka · ololaha · daahfurtay
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada