Xuutiyiinta oo bartilmaameedsaday xarumo ku yaala Sacuudiga ah
Waxa dhacay
50 ilbiriqsiKooxda Xuutiyiinta ee Ansar Allah ayaa ku dhawaaqday inay bartilmaameedsadeen Wasaaradda Difaaca Sacuudiga ee Riyaad iyagoo adeegsanaya gantaal baalistik ah.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Afhayeenka kooxda, Yahya Saree, ayaa sheegay in weerarka loo adeegsaday gantaal baalistik ah, isla markaana uu si toos ah u haleelay bartilmaameedka.
- Hase yeeshee, mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa horraantii maalintii Talaadada ku dhawaaqay in difaaca boqortooyadu uu qabtay, isla markaana burburiyay, laba gantaal oo nooca ridada dheer ah (ballistic missiles) ka hor inta aysan gaarin bartilmaameedyadooda.
- Wakaaladda Wararka ee rasmiga ah ee Sacuudiga ayaa xigatay Difaaca Madaniga ah ee Boqortooyada aya oo leh “qashin ka dhashay qabashada laba gantaal oo ballistic ah oo ay soo rideen Xuutiyiinta ayaa sababay burbur hantiyeed oo ka dhacay caasimadda Riyadh.”
- Ka dib duhurnimadii Talaadada, mas’uuliyiinta difaaca madaniga ah ayaa soo saaray digniin ku saabsan weerar cirka ah oo ka dhacay caasimadda Sacuudiga, weriye ka tirsan AFP oo ku sugan Riyaad ayaa soo sheegay in qaraxyo la maqlay.
Sida ay sheegtay Jowhar
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin saameynta gaarka ah ee qabashada gantaalaha ee Riyaad?
Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Kooxda Xuutiyiinta ee Ansar Allah ayaa ku dhawaaqday inay bartilmaameedsadeen Wasaaradda Difaaca Sacuudiga oo ku taal caasimadda Riyaad.
- Afhayeenka kooxda, Yahya Saree, ayaa sheegay in weerarka loo adeegsaday gantaal baalistik ah, isla markaana uu si toos ah u haleelay bartilmaameedka.
- mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa horraantii maalintii Talaadada ku dhawaaqay in difaaca boqortooyadu uu qabtay, isla markaana burburiyay, laba gantaal oo nooca ridada dheer ah (ballistic missiles) ka hor inta aysan gaarin bartilmaameedyadooda.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Kooxda Xuutiyiinta ee Ansar Allah ee dalka Yemen ayaa ku dhawaaqday inay bartilmaameedsadeen Wasaaradda Difaaca Sacuudiga oo ku taal caasimadda Riyaad.
Afhayeenka kooxda, Yahya Saree, ayaa sheegay in weerarka loo adeegsaday gantaal baalistik ah, isla markaana uu si toos ah u haleelay bartilmaameedka.
Hase yeeshee, mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa horraantii maalintii Talaadada ku dhawaaqay in difaaca boqortooyadu uu qabtay, isla markaana burburiyay, laba gantaal oo nooca ridada dheer ah (ballistic missiles) ka hor inta aysan gaarin bartilmaameedyadooda.
Wakaaladda Wararka ee rasmiga ah ee Sacuudiga ayaa xigatay Difaaca Madaniga ah ee Boqortooyada aya oo leh “qashin ka dhashay qabashada laba gantaal oo ballistic ah oo ay soo rideen Xuutiyiinta ayaa sababay burbur hantiyeed oo ka dhacay caasimadda Riyadh.”
Ka dib duhurnimadii Talaadada, mas’uuliyiinta difaaca madaniga ah ayaa soo saaray digniin ku saabsan weerar cirka ah oo ka dhacay caasimadda Sacuudiga, weriye ka tirsan AFP oo ku sugan Riyaad ayaa soo sheegay in qaraxyo la maqlay.
Mar sii danbeeysay, Xuutiyiintu waxay ku dhawaaqeen inay diyaarad aan duuliye lahayn ku weerareen garoonka diyaaradaha ee Abha, oo ku yaalla koonfur-galbeed ee Sacuudi Carabiya.
Kooxda ay Iiraan taageerto ayaa horay u shaacisay maalintii Talaadada inay bartilmaameedsatay laba diyaaradood oo ciidan oo loogu talagalay gaadiidka, kuwaas oo ku sugnaa koonfurta Sacuudi Carabiya: “midda koowaad oo ku jirtay garoonka diyaaradaha ee Najran iyo tan labaadna oo ku jirtay Saldhigga Cirka ee Boqor Khaalid ee ku yaalla Khamis Mushait.”
Markaasi ka hor, kooxda Xuutiyiinta ayaa sidoo kale shaacisay inay bartilmaameedsadeen xarunta sifeynta shidaalka ee Ras Tanura oo ku taal bariga Sacuudiga, iyagoo adeegsanaya “gantaal ballistic ah, kaas oo sababay in goobta uu dab ka kaco,” sida uu sheegay afhayeenka kooxda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Kooxda Xuutiyiinta ee Ansar Allah ayaa ku dhawaaqday inay bartilmaameedsadeen Wasaaradda Difaaca Sacuudiga ee Riyaad iyagoo adeegsanaya gantaal baalistik ah. Mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa sheegay inay qabteen oo burburiyeen laba gantaal ka hor intaysan gaarin bartilmaameedyadooda.
Qodobada muhiimka ah
- Kooxda Xuutiyiinta ee Ansar Allah ayaa ku dhawaaqday inay bartilmaameedsadeen Wasaaradda Difaaca Sacuudiga oo ku taal caasimadda Riyaad.
- Afhayeenka kooxda, Yahya Saree, ayaa sheegay in weerarka loo adeegsaday gantaal baalistik ah, isla markaana uu si toos ah u haleelay bartilmaameedka.
- mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa horraantii maalintii Talaadada ku dhawaaqay in difaaca boqortooyadu uu qabtay, isla markaana burburiyay, laba gantaal oo nooca ridada dheer ah (ballistic missiles) ka hor inta aysan gaarin bartilmaameedyadooda.
- Wakaaladda Wararka ee rasmiga ah ee Sacuudiga ayaa xigatay Difaaca Madaniga ah ee Boqortooyada aya oo leh “qashin ka dhashay qabashada laba gantaal oo ballistic ah oo ay soo rideen Xuutiyiinta ayaa sababay burbur hantiyeed oo ka dhacay caas
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay bayaanno ka yimid kooxda Xuutiyiinta iyo mas’uuliyiinta Sacuudiga iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Lama bixiyo tirakoobka khasaare ama qiimeynta burburka.
- Maqaalku ma jiraan wax jawaab ah oo ka yimid dhinacyada ku lugta leh.
Gunaanadka akhristaha
Kooxda Xuutiyiinta ayaa sheegtay mas'uuliyadda bartilmaameedsiga xarumaha milatari ee Sacuudiga, halka mas’uuliyiinta Sacuudiga ay sheegayaan inay guulaysatay qabashada gantaalaha.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin saameynta gaarka ah ee qabashada gantaalaha ee Riyaad?
- Ma jiraan xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan sheegashada Xuutiyiinta?
- Maxay noqon doontaa jawaabta Sacuudiga ee weeraradaas?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · sacuudiga · xuutiyiinta · xarumo