Topic
sacuudiga
3 stories

Dhaxal sugaha Sacuudiga iyo Macron oo ka wada hadlay xaaladda gobolka iyo amniga badda
Wakaaladda Wararka Sacuudiga (SPA) ayaa werisay in Amiirka Dhaxalka Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan uu khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron Axaddii.

DF oo garab istaag wayn u muujisay Sacuudiga kadib…
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya oo bayaan soo saartay ayaa si xooggan u cambaareysay isku day weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo lagu bartilmaameedsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kuwaas oo la qabtay, lana burburiyey kadib markii ay galeen hawada dalkaasi. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa weerarkaas ku tilmaantay xadgudub cad

Sacuudiga iyo Qatar oo diiday qorshe halis ah oo uu soo bandhigay Imaaraadka
Abu Dhabi (Caasimada Online) – Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku fashilantay isku day ay ku dooneysay in ay ku qanciso dalalka Sacuudi Carabiya iyo Qatar si ay duqeymo wadajir ah oo aargoosi ah ugu qaadaan dalka Iiraan, sida lagu daabacay warbixin ay Jimcihii baahiyay Bloomberg. Madaxweynaha Imaaraadka, Sheekh Maxamed bin Saayid, ayaa khadka taleefanka xiriirro […] The post Sacuudiga