Topic
Warkasta is tracking xarumo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches sacuudiga and xuutiyiinta, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Kooxda Xuutiyiinta ee Ansar Allah ee dalka Yemen ayaa ku dhawaaqday inay bartilmaameedsadeen Wasaaradda Difaaca Sacuudiga oo ku taal caasimadda Riyaad. Afhayeenka kooxda, Yahya Saree, ayaa sheegay in weerarka loo adeegsaday gantaal baalistik ah, isla markaana uu si toos ah u haleelay bartilmaameedka. Hase yeeshee, mas’uuliyiinta Sacuudiga ayaa horraantii maalintii Talaadada ku dhawaaqay in difaaca