Topic
Warkasta is tracking aadanimada across 1 report from 1 source. Recent coverage touches guddiga and haweenka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka. Guddoomiyaha ayaa guddiga kala hadlay dardargelinta howlaha shaqo iyo dhammaystirka hindise-sharciyeedyada horyaalla, si loogu gudbiyo Golaha Shacabka. Waxa uu