Topic
Warkasta is tracking haweenka across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches doorashooyinka, saxiixay, and taliyaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa saxiixay amar ku saabsan Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada Ka Dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha. Amarkan ayaa xoojinaya dadaallada lagu hor istaagayo tacaddiyada ka dhanka ah haweenka, gaar ahaan kuwa ka dhaca xilliyada colaadaha, iyadoo la adkeynayo ilaalinta xuquuqda, karaamada
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa saxiixay Ka Hortagga iyo Wax-ka-qabashada Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka Xilliyada Colaadaha.