Topic
Warkasta is tracking affairs across 1 report from 1 source. Recent coverage touches minister and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Mogadishu, (SONNA) — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Abdisalam Abdi Ali, ayaa wada hadal gooni-gooni ah la yeeshay Ra'iisul Wasaare ku xigeenka iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan, Senator Mohammad Ishaq Dar, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Rwanda […].