Topic
Warkasta is tracking golaha across 17 reports from 6 sources. Recent coverage touches shacabka, guddoomiyaha, and mustaqbalka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay hindise-sharciyeedka la-dagaallanka burcad-badeedda iyo ka-hortagga afduubka. Hindise-sharciyeedkan ayaa ka mid ah xeerarka muhiimka ah ee lagu xoojinayo dadaallada Soomaaliya ee ka dhanka ah burcad-badeedda iyo afduubka, gaar ahaan dambiyada ka dhaca xeebaha iyo gudaha

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 11-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow. Ugu horreyn, qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa soo gudbiyey mooshin ama soo jeedin ku saabsan in Ajendaha kulanka ee maanta lagu daro Aje