Topic
agaasimaha
2 stories
Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan oo shir kaga qaybgalaya Switzerland
Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah oo ay soo qaban-qaabiyeen guddiga sare ee hay’adda GCERF (Global Community Engagement and Resilience Fund), kaas oo ka dhacay Magaaladda Geneva ee dalka Switzerland. Shirkaan oo looga hadlayey ka hortagga xagjirnimadda ee waddamada dowladnimadoodu nugushahay […]
Wasiirka Warfaafinta oo kulan is xogwareysi ah la qaatay Agaasimaha Guud iyo Agaasimayaasha Waaxyaha
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan is-barasho iyo xogwareysi ah la qaatay Agaasimaha Guud iyo Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda. Wasiir Cabdifitaax ayaa Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan ee Warbaahinta Qaranka iyo guud ahaan wasaaradda ka xogwareystay shaqada socota iyo waajibaadka horyaalla, isagoo xo