Topic
Warkasta is tracking dowladda across 20 reports from 7 sources. Recent coverage touches soomaaliya, security, and billadda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan kiis ku saabsanaa qof loo karantiilay xanuunka Ebola. Warsaxaafadeedka wasaaraddu soo saartay ayaa lagu sheegay in “iyadoo daba socota war-saxaafadeedkii ay soo saartay 12 Oktoobar 2026, waxay shacabka Soomaaliyeed la wadaagaysaa warbixintii ugu dambeysay ee ku saabsan muwaadinkii So
Madax ka tirsan Dowladda Soomaaliya, oo uu hoggaaminayay Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Maxamed Cabdulqaadir, ayaa Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay xulka qaranka Soomaaliya ee 17-jirada, oo dib ugu soo laabtay Muqdisho iyagoo wata billadda qalinka ee tartanka Bariga iyo Bartamaha Afrika. Madaxda ayaa ciyaartoyda ku ammaanay dadaalkooda, kartidooda iyo sida…
DOHA, Qatar — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay dib u xoreysay in ka badan 55% dhulkii ay dalka ka joogeen kooxaha argagixisada ah, iyadoo cabsi-gelinta kooxahaas laga xoreeyey ku dhowaad 1.5 milyan oo qof. Warkan waxaa shaaca ka qaaday La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, isagoo khudbad ka…
Dowladda Uganda ayaa qirtay in Soomaaliya ka wayn tahay laba jibaar dalkaasi, isla markaasna aan la iska indha tiri karin goobta Juquraafi ee ku taallo iyo Xeebaha kheyraadka ka buuxo. “Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxay ku taallaa xeebta Badweynta Hindiya, waana goob istaraatiiji ah oo isku xirta Bariga Afrika, Jasiiradda…
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin adag u dirtay hay’adaha warbaahinta, mareegaha iyo maamulayaasha akoonnada baraha bulshada ee ay ku eedeysay inay faafiyaan dacaayadaha argagixisada iyo maleeshiyaad ay sheegtay inay la midoobeen kooxda Khawaarijta ah ee uu hoggaamiyo Cabdicasiis Laftagareen. Wasaaradda ayaa sheegtay in digniin
Injineer hore uga tirsanaa shirkadda caanka ah ee OpenAI, oo lagu eedeeyay inuu qalab wax duuba si qarsoodi ah u dhex dhigay qolka shirarka madaxda sare ee shirkadda, ayaa la aaminsan yahay inuu taageero la taaban karo ka helay dowladda Sacuudi Carabiya, sida ay sheegeen xeer-ilaaliyeyaasha federaalka Mareykanka. Dokumiintiyo ay…
Ra’iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ka tirsan Golaha Mustaqbalka ayaa maanta la kulmay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka… Sii akhri
Machadka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qaranka (NTTI) ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfuray barnaamij lagu tayeynayo aqoonta dijitaalka ah ee shaqaalaha dowladda, kaas oo ujeeddadiisu tahay kor u qaadista awooddooda adeegsiga tiknoolajiyadda casriga ah. Barnaamijkan oo uu daahfuray Agaasimaha Machadka, Mudane Maxamed Cabdu
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta magaalada Muqdisho ku tijaabinaysa hub culus, sida lagu sheegay farriin wargelin ah oo Taliska Ciidanka Booliska u diray shacabka ku dhaqan gudaha caasimadda. Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Macallin Mahdi, ayaa sheegay in tijaabada hubka la sameyn doono inta u dhexeysa 2:00 iyo 3:00…
Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), ayaa soo dhaweysay 162 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo laga soo celiyey dalka Liibiya, kuwaas oo dib ugu soo laabtay dalkooda hooyo si ay ula midoobaan qoysaskooda, eheladooda iyo bulshadooda. Munaasabadda soo dhaweynta dhallinyaradan waxaa ka qayb galay Ergayga Xafiiska…
Xiisadda siyaasadeed ee u dhexeysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka ayaa sii xoogeysatay, kaddib markii ciidamo amni la geeyey qaybo ka mid ah degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan waddooyinka ku dhow guryaha ay deggan yihiin qaar ka mid ah madaxda hore ee dalka.
Duqii hore ee Muqdisho, Thabit Cabdi, ayaa ka digay in khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradku uu sababo xasillooni-darro amni iyo qalalaase saameeya shacabka ku nool caasimadda. Thabit Cabdi, oo war-saxaafadeed soo saaray, ayaa sheegay in nabadda iyo amniga Muqdisho ay saldhig u yihiin dadaallada naf-hurnimada leh ee…
Dowladda Koonfur Afrika Oo ciidamo milatari iyo boolis u daadgureeysay bartamaha magalada Durban kadib Dibadbaxyo rabshado isku bedalay. Ciidamada milatariga iyo booliska ayaa roondo ka samaynaya bartamaha magaalada Durban (Durban CBD), kaddib rabshadihii watay khalalaaha watay ee ka dhacay magalada Durban Kasi oo looga soo horjeeday qaabilaadda codsiyada dadka cusub…
Xisbiga Himilo Qaran ee hoggaamiyo madaxweyne hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay weerar lagu qaado goobaha ay magaalada… Sii akhri
Addis Ababa ayaa Asmara ku eedeysan inay taageerayso kooxaha fallaagada ah ee dagaalka kula jira dowladda gaar ahaan Tigraay balse dhowr jeer ayey Eritrea eedeymahaas si cad u beenisay.
Dowladda Hoose ee degmada Garoowe ayaa sheegtay in ay soo gabagabaysay xaqiijinta iyo calaamadinta xadka seeraha dhulka garoonka diyaaradaha Gen.… Sii akhri
Ciidamada dowladda Yemen ee Sacuudigu taageero ay sheegay in ay horumar ka sameeyeen dagaalka ka socda gobolka Tacis oo ku… Sii akhri
Addis Ababa – 3 Oktoobar 2026: Ciidamada federaalka Itoobiya iyo maleeshiyaad taageersan dowladda ayaa la sheegay inay dib ula wareegeen Garoonka Diyaaradaha Alula Aba Nega ee magaalada Mekelle, caasimadda gobolka…
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday goobtii dhawaan uu ka dhacay qarax baabuur ay Khawaarijta Al-Shabaab ku soo qaadeen Magaalada Baydhabo. Hoggaamiyaha ayaa si gaar ah u kormeeray goobihii uu weerarku waxyeellada kasoo gaareen misaajidka dadka xaafada ay ku dukanaayeen, Hotel RB, Jaamacada Koonfurta…