Topic
Warkasta is tracking amartay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches diplomacy and kenya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Nairobi (Caasimada Online) – Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa dowladda dalkaas ku amartay inay muddo 24 saac gudahood ah dib ugu soo celiso baasaboorkiisa Xildhibaan Cabdiraxmaan Bashiir Shariif. Xildhibaanka ayaa Soomaaliya ku metela Baarlamaanka Bariga Afrika (EALA). Cabdiraxmaan ayaa 14-kii August lagu qabtay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta International Airport, xilligaas oo saraakiisha socdaa