Topic
Warkasta is tracking amiirka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches sheekh and xasan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa Qasriga Lusail kulan kula qaatay Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, isagoo uga tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Aabihii Amiirkii hore Marxuum Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani. […]