Topic
Warkasta is tracking amray across 1 report from 1 source. Recent coverage touches mas and xildhibaan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa 14 sano kadib u gudbaysa nidaam cusub oo mamnuucaya in hal mas’uul uu isku mar wada hayo xilalka wasiirka iyo xildhibaanka, kadib markii wax laga beddelay qodobkii Dastuurka ee arrintaas oggolaanayay. Qodobka 97-aad ee dastuurkii KMG ahaa ee 2012 ayaa oggolaanayay in xildhibaan uu kamid noqdo Golaha Wasiirrada, balse…