Topic
Warkasta is tracking appear across 1 report from 1 source. Recent coverage touches heritage and referee, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Miami, Maraykanka – (HOL) — Ciyaartoy badan oo asal Soomaali ah ayaa ka muuqan doona Koobka Adduunka FIFA 2026 ee ka dhacaya Maraykanka, Kanada iyo Mexico, inkastoo garsooraha Soomaaliyeed Omar Abdulkadir Artan diidmo lagu siiyay gelitaanka Maraykanka iyo inuu ka maqnaado tartanka.