Topic
Warkasta is tracking archive across 1 report from 1 source. Recent coverage touches minister and politics, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, (SONNA) – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdifatah Qasim Mahmoud, maanta wuxuu bilaabay dib-u-habeynta iyo dayactirka Kaydka Raadiyaha Muqdisho qayb ka ah dadaallada lagu dardar-gelinayo ilaalinta iyo casriyeynta dhaxalka codadka taariikheed ee Soomaaliya. Wasiirka waxaa la socday Wasiir ku xigeenka, […]