Topic
Warkasta is tracking arsenal across 1 report from 1 source. Recent coverage touches kooxda and waa, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Haddii aad daawanaysay cayaartii Champions league ee ay fiidnimadii Talaadada Arsenal garoonkeeda Emirates kula yeelatay kooxda Lille, Maalik Hashi wuxuu ka mid ahaa cayaartoyda fadhiday kursiga keydka ee kooxda Arsenal. Waa markii ugu horreysay oo ciyaaryahanka khadka dhexe ee 18 jirka ah lagu daro liiska kooxda koowaad ee Arsenal. Maalik…