Topic
Warkasta is tracking asmara across 1 report from 1 source. Recent coverage touches eritrea and itoobiya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Asmara (Caasimada Online) – Dowladda Eritrea ayaa Sabtidii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka dalbatay inuu cambaareeyo waxa ay ku tilmaantay dagaal ay Itoobiya ku dhawaaqday, isla markaana qaado tallaabooyin looga hortagayo weerar ay sheegtay in Addis Ababa ay ku soo wajahan tahay dalkeeda, xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha u dhexeeya labada waddan. Wasiirka Arrimaha…