Topic
Warkasta is tracking azerbaijan across 1 report from 1 source. Recent coverage touches muhiim and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Baku (Caasimada Online) – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Azerbaijan, Danjire Cabdinuur Daahir Fiidoow, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Sayniska iyo Waxbarashada ee Jamhuuriyadda Azerbaijan, Emin Amrullayev. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga waxbarasho ee Soomaaliya iyo Azerbaijan, gaar ahaan ballaarinta fursadaha waxbarasho ee ay heli k