Topic
Warkasta is tracking badeednimada across 1 report from 1 source. Recent coverage touches burcad and diplomacy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Jimco , 21 August 2026 {HMC} Maamulka Puntland ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan dadaallada lagu ciribtirayo burcad-badeednimada ka soo cusboonaatay xeebaha Puntland, iyadoo tilmaantay in xog ay heshay ay muujinayso in burcaddu ay ka baxsan yihiin Puntland, isla markaana howlgalka ka dhanka ah lagu dhiganayo masaalix siyaasadeed iyo dhaqaale. Warsaxaafadeedka ayey si adag Maamulka Puntland [̷