Topic
Warkasta is tracking barre across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches 66th, 8230, and aad, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay bilowga Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ee Sannadka 2026 iyo Gunaanadka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe ee dalka. Raโiisul Wasaare Xamsa, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay maalgashi xooggan ku sameysay waxbarashada iyada ko juhdi iyo [โฆ]

MOGADISHU, SOMALIA (SONNA) โ Ra'iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa si rasmi ah u magacaabay guddiga qaran ee heer sare ah si uu u maamulo dabaaldegga soo socda ee 66-aad ee xuska xoriyadda dalka iyo midnimada.