Topic
Warkasta is tracking baxaan across 1 report from 1 source. Recent coverage touches diblomaasiyiinta and kyiv, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Okt 04 (Jowhar)- Kyiv ayaa mar kale ku jirta xaalad adag iyadoo Ruushku uu ku boorinayo diblomaasiyiinta iyo muwaadiniinta ajnabiga ah inay ka baxaan caasimadda Ukraine, isagoo ka digaya in weerarrada “ballaaran” ay sii socon doonaan, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay wasaaraddiisa arrimaha dibadda. Moscow ayaa Ukraine ku garaacday mowjado diyaarado aan duuliye…