Topic
Warkasta is tracking baxaysa across 1 report from 1 source. Recent coverage touches itoobiya and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Itoobiya ayaa ciidamadeeda kala baxaysa Soomaaliya, iyada oo ku biirinaysa dagaalka woqooyiga dal kaas ka socda, sida ay werisey warbaahinta Bloomberg oo xiganaysa ilo-wareedyo sugan. Jariiraddu waxa ay sheegtey in Itoobiya ay la baxayso in ka badan saddex kun oo askari oo ku sugan gobollada Baay, Bakool & Hiiraan lana…