Topic
Warkasta is tracking beled across 1 report from 1 source. Recent coverage touches jubaland and maamulka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray mas’uuliyiinta Jubaland iyo Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Cabdirashiid Janan), oo horey Dowladda Federaalka Soomaaliya ugu qaabilsanaa arrimaha amniga iyo sirdoonka gobolka. Isbeddelkan ayaa yimid kadib heshiis la xiriira xaaladda siy