Topic
Warkasta is tracking beledweyne across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches humanitarian, moves, and lamagalay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Maleeshiyada hubeysan ee loo yaqaano Macawisley ayaa maanta la wareegay xerada Lamagalay ee magaalada Beledweyne, halkaas oo ay ku yaallaan… Sii akhri

(ERGO) – Boqolaal qoysas barakacayaal ah ayaa laga saaray guryahooda ay ku noolaayeen iyaga oo aan kiraynin oo ku yaal El Jalle, agagaarka Beledweyne ee gobolka Hiraan ee Soomaaliya, milkiilayaasha guryaha ayaa sameynaya diyaar garowkooda ka hor roobabka culus ee El Niño iyo cabsi ka jirta fatahaadaha. Milkiilayaasha guryaha ayaa ku noolaa guryaha jaban,...

(ERGO) – Boqolaal qoysas barakacayaal ah ayaa laga saaray guryahooda ay ku noolaayeen iyaga oo aan kiraynaynin El Jalle, oo ku yaal agagaarka Beledweyne ee gobolka Hiran ee Soomaaliya, milkiilayaasha guryaha oo sameynaya diyaar garowkooda ka hor roobabka culus ee El Niño iyo cabsi ka jirta fatahaadaha. Milkiilayaasha guryaha ayaa ku noolaa guryaha jaban,…