Topic
Warkasta is tracking between across 1 report from 1 source. Recent coverage touches politics and president, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku adkeystay in Soomaaliya aysan ku lug yeelan doonin khilaafaadka u dhexeeya Itoobiya iyo Ereteriya, isagoo sheegay in Muqdisho ay xiriir wanaagsan la leedahay labada dal iyo in ay ka go'an tahay nabadda iyo iskaashiga gobolka.