Topic
Warkasta is tracking bog across 1 report from 1 source. Recent coverage touches furtay and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Labadii sanno ee kala-guurka ahaa ee hawlgalka siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta la dhammeystiray, iyadoo la raacayo codsiga Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo soo afjareysa in ka badan soddon sanno oo Qaramada Midoobay ay si joogto ah ugu hawlanayd taageeridda nabadaynta, dowlad- dhiska, maamulka iyo dib-u-heshiisiinta dalka. Xiritaanka Hawlg