Topic
Warkasta is tracking bsp across 1 report from 1 source. Recent coverage touches nidaamka and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta casriyeynta adeegyada duulista rayidka, iyadoo magaalada Muqdisho lagu qabanayo munaasabad lagu daahfurayo ku biirista dalka ee nidaamka caalamiga ah ee iibinta tigidhada diyaaradaha iyo dejinta lacagahooda. Nidaamkan oo loo yaqaan BSP (Billing and Settlement Plan) waxaa maamula Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirk