Topic
Warkasta is tracking nidaamka across 4 reports from 2 sources. Recent coverage touches soomaaliya, bsp, and isu, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa Arbacadii sheegay in dalkiisu uu Ruushka ka helay diyaaradaha dagaalka ee Su-35, isla markaana uu heli doono nidaamka difaaca cirka ee S-400, xilli ay dagaallo cusub ka socdaan gobolka Tigray, xiisadna ay kala dhexeyso dalka ay deriska yihiin ee Eritrea. Hase yeeshee, waxaa kala duwan…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u daah-furay dib u soo celinta nidaamka caalamiga ah ee tigidhada diyaaradaha ee IATA-BSP, kaas oo Soomaaliya…
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed SCAA ayaa sheegtay in Soomaaliya isu diyaarinayso hirgelinta guud ee nidaamka IATA Billing and Settlement Plan, kaddib markii lagu guuleystay wejigii tijaabada ahaa.
Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta casriyeynta adeegyada duulista rayidka, iyadoo magaalada Muqdisho lagu qabanayo munaasabad lagu daahfurayo ku biirista dalka ee nidaamka caalamiga ah ee iibinta tigidhada diyaaradaha iyo dejinta lacagahooda. Nidaamkan oo loo yaqaan BSP (Billing and Settlement Plan) waxaa maamula Ururka Caalamiga ah ee Gaadiidka Cirk