Topic
Warkasta is tracking cabdicasiis across 1 report from 1 source. Recent coverage touches culus and diplomacy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Nairobi (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa dacwad culus u gudbiyay beesha caalamka, gaar ahaan dowladda Mareykanka, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD, isagoo warqadda uu diray kusoo hadal qaaday xaaladda ka taagan Koonfur Galbeed. Lafta-gareen ayaa marka hore cambaareeyay weerar uu sheega