Topic
Warkasta is tracking caf across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cali and shirweynaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Cabo Verde – Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Golaha Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qayb ka yahay tababaraha xulka qaranka, Yuusuf Cali Nuur, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha Istiraatiijiyadda Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF) ee 2026, kaas oo ka…