Topic
Warkasta is tracking shirweynaha across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches caf, cali, and jeediyey, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan Abuubakar, ayaa guddoomiyay kulammo muhiim ah oo ka tirsan shirweynaha 73-aad ee Guddiga Gobolka Bariga Mediterranean-ka ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO), kaas oo ka socda magaalada Qaahira ee dalka Masar.
Cabo Verde – Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Golaha Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qayb ka yahay tababaraha xulka qaranka, Yuusuf Cali Nuur, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha Istiraatiijiyadda Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF) ee 2026, kaas oo ka…
Arusha, Tanzania – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa khudbad ka jeediyey Shirweynaha 153-aad ee Midowga Baarlamaanada Adduunka (IPU), oo si rasmi ah uga furmay magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa khudbaddiisa diiradda ku saaray arrimo muhiim u ah mustaqbalka dalalka iyo xooji