Cirro oo dib ugu laabtay Hargeysa kadib 20 maalmood oo uu ku maqnaa dalka…
Hargeysa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi (Cirro) oo in ka badan 20 maalmood ku maqnaa daka Imaaraadka Carabta ayaa saaka dib ugu laabtay magaalada Hargeyso. Cirro oo kaligiis ahaa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka, waxaana soo dhaweynta kasoo muuqday goleyaasha dowladda iyo saraakiisha amniga, iyadoo kadib loo galbiyay qasriga [
SOAsalCaasimada Online1 daqiiqo akhris