Topic
Warkasta is tracking cop12 across 1 report from 1 source. Recent coverage touches deegaanka and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Daaru-Salaam – Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa Soomaaliya uga qaybgalaya Shirweynaha 12-aad ee dhinacyada Heshiiska Nairobi Convention (COP12), kaas oo ka socda magaalada Daaru-Salaam ee dalka Tanzania, intii u dhexeysay 6-da ilaa 9-ka Oktoobar 2026. Shirweynahan oo ah madasha ugu sarrey