Topic
Warkasta is tracking deegaanka across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches cagjar, cop12, and dalka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 26-kii Oktoobar weerar culus oo saacado badan qaatay ku qaaday deegaanka Jameeca, oo hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, halkaas oo ay fariisimo ku lahaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalka, oo qeyb ka ah gulufka Banooda, uu ka…
Ciidan ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa galabta lagu laayay deegaan lagu magacaabo Jameeco oo ka tirsan gobolka Bay, una u… Sii akhri
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa Soomaaliya uga qaybgalaya Shirweynaha 12-aad ee dhinacyada Heshiiska Nairobi Convention (COP12), kaas oo ka socda magaalada Daaru-Salaam ee dalka Tanzania, intii u dhexeysay 6-da ilaa 9-ka Oktoobar 2026. Shirweynahan oo ah madasha ugu sarrey
Mustafe Muxamed Cagjar ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomalida isagoo helay muddo xileed cusub oo shan sano ah. Madaxweynaha ayaa waxaa cod aqlabiyad leh ku doortay Xildhibaannada Dowlad Deegaanka, tani oo fursad kale siineysa Cagjar oo ismaamulka hoggaaminaya, tan iyo isbeddelkii ka dhacay deegaanka sanadkii 2018, xilligaas…