Topic
Warkasta is tracking cuntada across 1 report from 1 source. Recent coverage touches diplomacy and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Eng. Maxamed Xasan Cabdulle, oo hoggaaminayay wafdi ka socday wasaaradda, ayaa ka qaybgalay xuska 17-aad ee Maalinta Afrika ee Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada (ADFNS 2026), kaas oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda Horumarinta Midowga Afrika (AUDA-NEPAD), iyadoo kaashanaysa Dowladda Kenya. Shirkan heerka…