Topic
Warkasta is tracking dagaallami across 1 report from 1 source. Recent coverage touches inuu and sheegay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Hassan Ali Khaire, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu mar kale dagaallamo haddii lagu soo weeraro, kadib iska horimaad ka dhacay degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Dagaalka oo muddo socday ayaa dhex maray ciidamada dowladda iyo ciidamada ilaalada mucaaradka, waxaana la sheegay in lagu soo afjaray […]