Topic
Warkasta is tracking daray across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches liiska, maaliyadeed, and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

13-ka October, 2026 Muqdisho – Soomaaliya: Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada isaga oo fulinaaya waajibaadkiisa sharci, ayaa Liiska Qaran ee Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman ku daray shakhsiyaad lagu asteeyey inay ku lug leeyihiin maalgelinta iyo taageeridda ururka argagixisada ah ee Al-Shabaab. Guddiga waxaa ka go’an xoojinta dadaallada la
Muqdisho, 13 Oktoobar 2026 — Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada (NAMLC) ayaa liiska cunaqabateynta maaliyadeed ku daray 10 qof oo uu guddigu ku sheegay inay ku…