Topic
Warkasta is tracking darrada across 1 report from 1 source. Recent coverage touches degmada and ururinayo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidamada ammaanka ayaa ku guda jira howlgal lagu ururinayo hubkii sharci-darrada ahaa ee ay wateen maleeshiyaadkii soo weeraray Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir, kuwaas oo lagu qariyey goobo kala duwan. Hadaba, Dadweynaha Soomaaliyeed ee dagan Degnada Cabdicasiis iyo nawaaxigeeda waxaa lagu wargelinayaa inay la shaqeeyaan hay’adaha ammaanka ee gudanaya waajibaadkooda qaran, si loo xaqiijiy