Topic
Warkasta is tracking deymaha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches hantidhowraha and maareynta, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Kigali, Rwanda – Hantidhowraha Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa magaalada Kigali ee dalka Rwanda kaga qaybgalaya kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo diiradda lagu saarayo adkeynta iyo horumarinta awoodda maareynta deymaha dowladaha nugul ee Afrika. Kulanka oo loo bixiyay PFMA Spotlight Learning on Public Debt Management in Transition States waxaa soo qabanqaabiyay